Sunday, June 16th, 2019

NALA SOO XARIIR

Brett Kavanaugh: Trump seizes on affirmation battle as arousing cry in midterms

"Their anger powered opposition is beginning to reverse discharge," Trump told the group of onlookers, which reacted with serenades of Kavanaugh's name. "These individuals are loco." The ...

More NALA SOO XARIIR News

CONTACT US

We are highly requesting from our people to feel free by contacting us via email or telephone EMAIL: ...







RADIO KISMAAYO ON AIR

CIYAARAHA

Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Madaxda Qaar ka mida wadamada Carabta

May 31, 2019
Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Madaxda Qaar ka mida wadamada Carabta oo shir deg deg ah ku lahaay ...

Maamullada Puntland iyo SomaliLand Oo Laga Cabsi Qabo in Ay ku Dagaalamaan Bdhan iyo XIIN GALOOL VIDEO

May 31, 2019
Maamullada Puntland iyo SomaliLand Oo Laga Cabsi Qabo in Ay ku Dagaalamaan Bdhan iyo XIIN GALOOL Ka dib ...

DEG DEG Gabadh Ardayad ah oo Si Xun Loogu Dilay Magaalada Gaalkacayo

May 28, 2019
Gabadh Ardayad ah oo Si Xun Loogu Dilay Magaalada Gaalkacayo iyadoo ka soo baxday salaada taraawixda. HALKAAN KA DAAWO ...

Raysal wasaare Kheyre oo kulan Deg deg ah La Qaatay Hay,adaha Amaanka Dalka (VIDEO)

May 28, 2019
Raysal wasaare Kheyre oo kulan Deg deg ah La Qaatay Hay,adaha Amaanka Dalka kaas oo looga hadlay xoojinta ...

SOOMAALIYA OO LAGA SAARAY QAARADDA AFRIKA IYO ITOOBIYA OO KU DARSATAY WADANKEEDA DHULKA SOMALIYA

May 26, 2019
SOOMAALIYA OO LAGA SAARAY QAARADDA AFRIKA IYO ITOOBIYA OO KU DARSATAY WADANKEEDA DHULKA SOMALIYA. HALKAAN KA DAAWO WARKA

XILDHIBAANADA FEDARAALKA EE JUBALAND OO KA SHIFAY SIR KU AADDAN DOORASHADA JUBALAND IYO DAMACA XUKUUMADA (VIDEO)

May 26, 2019
XILDHIBAANADA FEDARAALKA EE JUBALAND OO KA SHIFAY SIR KU AADDAN DOORASHADA JUBALAND IYO XUKUUMADA HALKAAN KA DAAWO WARKA ...

DEG DEG Dowlada Fedaraalka oo Qaaday Talaabadii ugu Horeysay OO Dhaqaalaha Kenya XANUUNJINEYSA

May 26, 2019
DEG DEG Dowlada Fedaraalka oo Qaaday Talaabadii ugu Horeysay OO Dhaqaalaha Kenya XANUUNJINEYSA kadib markii wasaarada caafimaad ee ...

DEG DEG DOWLADA FEDARAALKA OO SOO SAARTAY 27 QODOB OO CAQABAD KU AH DOORASHOOYINKA MAAMULKA JUBALAND (VIDEO)

May 26, 2019
DOWLADA FEDARAALKA OO SOO SAARTAY 27 QODOB OO CAQABAD KU AH DOORASHOOYINKA MAAMULKA JUBALAND IYI GEBI AHAANBA DOORASHOOYINKA ...

Faafaahin dheeraada oo Laga Helayo Dagaal xalay Muqdisho ku dhex maray Burcad iyo Booliska VIDEO

May 25, 2019
Faafaahin dheeraada oo Laga Helayo Dagaal xalay Muqdisho ku dhex maray Burcad iyo Booliska Magaalada. HALKAAN KA DAAWO WARKA

Madaxweyne Axmad Madoobe oo Weli ku sugan Baar sanguuni iyo Alshaab oo Jidka ku weerartay kolonyo ciidan ah. VIDEO

May 24, 2019
Madaxweyne Axmad Madoobe oo Weli ku sugan Baar sanguuni iyo Alshaab oo Jidka ku weerartay kolonyo ciidamo ah ...

DEG DEG Dagaal ka dhacay deegaanka CEEL AFWEYN ee Gobalka Sanaag VIDEO

May 23, 2019
DEG DEG Dagaal ka dhacay deegaanka CEEL AFWEYN ee Gobalka Sanaag halkaas oo ay horay ugu dagaalameen ciidamada ...

DEG DEG GUDIGA DOORASHOOYINKA JUBALAND OO ODAYAASHA DHAQANKA U SHEEGAY QAABKA LOO SOO XULAYO XILDHIBAANADA CUSUB (VIDEO)

May 23, 2019
GUDIGA MADAXA BANNAAN EE DOORASHOOYINKA JUBALAND OO ODAYAASHA DHAQANKA KULAN LA QAATAY AYAA U SHEEGAY QAABKA LOO SOO ...

DEG DEG Puntland iyo SomaliLand oo Dagaal kale Ku dhexmaray Deegaan Kale oo Gobalka Sanaag Ka tirsan VIDEO

May 22, 2019
DEG DEG Puntland iyo SomaliLand Dagaal kale Ku dhexmaray Deegaan Kale oo Gobalka Sanaag Ka tirsan kaas oo ...

Axmad Madoobe oo kismaayo ku soo dhaweeyay wakiilka UN.TA ee soomaaliya iyo Taliyaha ciidanka AMISOM

May 22, 2019
Axmad madoobe oo kismaayo ku soo dhaweeyay wakiilka UN.TA ee soomaaliya iyo Taliyaha ciidanka AMISOM

DOWLADA KENYA OO XAYIRAAD KUSOO ROGTAY QAAR KA MIDA WASIIRADA IYO XILDHIBAANADA SOOMAALIYA

May 21, 2019
DOWLADA KENYA OO XAYIRAAD KUSOO ROGTAY SAFARRADA WASIIRADA IYO XILDHIBAANADA SOOMAALIYA kadib markii ay u diiday fiisaha dal ...

Nin Barafasoor ah oo Qaatay Diinta islaamka ka dib Markii uu sameeyay Baaritaan VIDEO

May 20, 2019
Nin Barafasoor ah oo Qaatay Diinta islaamka ka dib Markii uu sameeyay Baaritaan ku aaddan diinta islaamka waxaana ...

MADAXWEYNE TRUMP OO DOWLADA IRAN UGU HANJABAY DAGAALKI AY KU BUR BURI LAHEYD VIDEO

May 20, 2019
MADAXWEYNE TRUMP OO DOWLADA IRAN UGU HANJABAY DAGAALKI AY KU BUR BURI LAHEYD. HOOS KA DAAWO WARKA OO DHAMEYSTIRAN.

SU,AALO IYO JAWAABO DIINI AH.Galmo La,aan ma seexan karo -Ninkeygana naago ayuu ila qabaa VIDEO

May 20, 2019
Ninkeeyga habeenkasta hadduu ila galmoon wa xanunsadaa naago kalena waa ila qabaa. Gabadh baa waxey Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle ...

Baarlamaanka Jubaland oo odayaasha dhaqanka weydiistay in dib loo soo doorto ka dib Kulan wadatashi ah oo magaalada kismaayo ku dhexmaray VIDEO

May 20, 2019
Baarlamaanka Jubaland oo odayaasha dhaqanka weydiistay in dib loo soo doorto ka dib Kulan wadatashi ah oo ...

Madaxweynaha SomaliLand Oo Si Toosa Heshiis Uga Codsaday Maamulka PuntLand ee Ee Soomaaliya VIDEO

May 19, 2019
SomaliLand Oo Si Toosa Heshiis Uga Codsaday Maamulka PuntLand ee Ee Soomaaliya madaxweyne muuse biixi ayaana cosaday heshiiska ...