Sunday, August 18th, 2019

Soomaali in badan ku xerneed Xabsi ku yaala liibaya oo la siidayay

Published on June 6, 2019 by   ·   No Comments

Tiro dad ah oo isugu jira Muhaajiriin iyo Qaxooti ayaa laga siidaayay Isniintii Xabsi ku yaalla dalka libya,waxaana badi dadkaasi ay ka tageen dalalka Soomaaliya,Ereteriya iyo Itoobiya.

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNCH ayaa sheegtay in dadkaan lasiidaayay,iyada oo la siiyay adeegyadii ay u baahnayeen,sida deegaano ay sii dagaan ilaa iyo inta laga daad gureynayo, waxana la sheegay in dadkaasi ay ku jiraan laba Carruur ah oo umusha lagula jiro.

Afhayeen u hadlay Hay’adda UNCH oo lagu Magacaabo Bieber Bloch ayaa sheegay in Hay’addu dadkaasi ay siineyso Cunto, Guryo, Daawooyin iyo talooyin la xiriira dhinaca maskaxda ah si looga caawiyo dhibaatooyinkii ay soo mareen intii ay Xabsiga ku jireen.

Xaalada Xabsiga waa kuwo adag in lagu noolaado goob dadku ay ka tiro bateen,ayada oo aysan jirin wax neecaaw ah oo dadka u soo geleyso waa mid adag,qeyb ahaan xarunta dhexdeeda musqulaha ayaa ah kuwo buux dhaafay taasi aawgeedna qashin qub ayaa laga dhigay qolalka Xabsiga,waxeyna leeyihiin qataro halis ah ayuu yiri Bieber Bloch.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in xabsiyada ku yaalla dalka Libya gaar ahaan tripoli ay  ku  xir xiran yihiin in ka badan saddex Kun oo magangalyo doon ah iyo kuwa tahriibayaal ah,kuwaas oo markii hore laga soo badbaadiyay dooman ee saarnaayeen dalkaasi Libya.


Source: RADIO KISMAAYO

Tags:

Readers Comments (0)












WARARKII UGU DANBEEYAY

Magacyada Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubaland oo la shaaciyay.

August 13, 2019
Kismaayo-KNN-Guddiga Xuduudaha iyo doorashooyinka maamulka Jubaland ayaa xalay ...

Deg deg xafladda Dhaarinta Xildhibaanada cusub ee jubaland oo lagu qabtay kismaayo VIDEO

August 13, 2019
Deg deg xafladda Dhaarinta Xildhibaanada cusub ee jubaland ...

Wefdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee dowlada fedaraalka soomaaliya VIDEO

August 8, 2019
Wefdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee dowlada fedaraalka ...

MADAXWEYNE Axmad Madobe oo Marki Ugu Horeysay Ka Hadlay Qaraxi KISAMAAYO Tacsina Udiray Shacabka Soomaaliyeed (VIDEO)

July 14, 2019
MADAXWEYNE Axmad Madobe oo Marki Ugu Horeysay Ka ...

Dowlada Turkiga oo Hubkii ugu Danbeeyay ee Gantaalada s400 RUUSHKA kala Timid & Maraykanka oo Tallaabadaas ka Xanaaqay

July 13, 2019
Dowlada Turkiga oo Hubkii ugu Danbeeyay ee Gantaalada ...

DEG DEG: CUDUR AAN LA GARANEYN OO 24 SAAC GUDAHOODA KU DILAYA DADKA OO 7 QOFOOD AY UGU DHINTEEN GOBALADA SHABEELLE

July 13, 2019
CUDUR AAN LA GARANEYN OO 24 SAAC GUDAHOODA ...

FAAFAAHIN: MUSHARAXIIN LAGU DILAY QARAXI KISMAAYO IYO KUWA QAABKI AY UBADAADEEN USHEEGAY WARBAAHINTA (VIDEO)

July 13, 2019
FAAFAAHIN: MUSHARAXIIN LAGU DILAY QARAXI KISMAAYO IYO KUWA ...

NIN ISKU SHEEGAY INUU YAHAY TAAGEERADA MADAXWEYNE AXAMAD MADOOBE OO KA SHIFAY SIR KU AADDAN QARAXII HOTEL CASCASEY EE MAGAALADA KISMAAYO

July 13, 2019
NIN ISKU SHEEGAY INUU YAHAY TAAGEERADA MADAXWEYNE AXAMAD ...

Dardaarankii ugu Danbeeyay ee Weriye HODAN NAALEEYE oo ku Geeriyootay Qaraxi Kismaayo ee Hotel cascasey (VIDEO)

July 13, 2019
Dardaarankii ugu Danbeeyay ee Weriye HODAN NAALEEYE oo ...

XOG: YAA KA DANBEEYAY QARAXII KISMAAYO EE LALA BEEGSADAY HOTEL CASCASEY IYO WARARKI UGU DANBEEYAY EE BADDA SOOMAALIYA IYO MADAXDA QARANKA OO KA FIKIRAYA SHIRKA ITOOBIYA (VIDEO)

July 13, 2019
XOG QARAXII KISMAAYO EE LALA BEEGSADAY HOTEL CASCASEY ...

WARARKII UGU DANBEEYAY EE MAANTA: FARMAAJO OO SOMALILAND U HANJABAY QEYRE IYO G.MURSAL OO XAALKU KU XUNYAHAY & AXMAD MADOOBE OO KENYA U QEYLA DHAANSADAY (VIDEO)

July 9, 2019
WARARKII UGU DANBEEYAY EE KASMO TV FARMAAJO OO ...

ARIN YAAB LEH: Sababti Naagti Gaalkacayo ay Ninka iska dhigtay iyo Qalabkeedi Galmada La Fashiliyay (VIDEO)

July 9, 2019
ARIN YAAB LEH: Sababti Naagti Gaalkacayo ay Ninka ...

NEYMAR IYO OZIL HALKEEY KU DANBEEYEEN Wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaraha

July 9, 2019
NEYMAR IYO OZIL HALKEEY KU DANBEEYEEN Wararkii ugu ...

Dowlad Gobaleedka Puntland oo Dowladda Fedaraalka Uga Digtay Faragelinta Doorashada JUBBALAND

July 7, 2019
Dowlad Gobaleedka Puntland oo Dowladda Fedaraalka Uga Digtay ...

Beesha Nuux Maxamuud oo Nabadoon Fu,aad xaaji yuusuf ku caleema saaray Magaalada Kismaayo VIDEO

July 7, 2019
Beesha Nuux Maxamuud oo Nabadoon fu,aad xaaji yuusuf ...

XOG CULUS Kulan ay yeesheen Golaha Amniga Jubaland oo go,aamiyay 4 Qodob DFS Ka Mamnuceysa KISMAAYO (VIDEO)

July 7, 2019
XOG CULUS Kulan ay yeesheen Golaha Amniga Jubaland ...

Musharaxinta Madaxtinimada jubbaland oo gudiga doorashoonka u diray baaq ka careysiiyay Axmad Madoobe

July 7, 2019
Musharaxinta Madaxtinimada jubbaland oo gudiga doorashoonka u diray ...

DEG DEG Dowlada soomaaliya oo shaacisay Qaabka loo Qabanaayo doorashada jubaland iyo Qilaaf ka dhashay warka dowladda VIDEO

July 7, 2019
DEG DEG Dowlada soomaaliya oo shaacisay Qaabka loo ...

Halkee ku danbeeyay baaritaankii Dadkii Lagu Laayay Gaalkacayo yaase loo xilsaaray?

June 30, 2019
Halkee ku danbeeyay baaritaankii Dadkii Lagu Laayay magaalada ...

DEG DEG Madaxweynaha Mareykanka Donuld Trump oo Amray in La weeraro Wadanka IRAN VIDEO

June 21, 2019
DEG DEH Madaxweynaha Mareykanka Donuld Trump oo Amray ...