Friday, January 17th, 2020

Hordhac: Barcelona Vs Slavia Prague: Barca Oo Rikoodhka Guulaha Ugu Badan Taariikhda Champions League Ku Leh Camp Nou.

Published on November 5, 2019 by   ·   No Comments

Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Slavia Prague kulan ka tirsan kulankii 4-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Barcelona ayaa doonaysa in ay talaabo u qaado ama ku sii dhawaato in ay goosato tigidhkeeda wareega 16-ka ee tartanka champions League waliba guul ka gaadho Prague.

Sidoo kale Barcelona ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib guuldaradii lama filaanka ahayd ee ka soo gaadhay kooxda Levante kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga

Dhanka kale kooxda Slavia Prague ayaa doonaysa in ay ka yaabsato kooxda Barcelona waliba cidhiidhi galiso fursadeheeda u soo bixista wareega xiga ee tartanka.

Kulankii hore ee ay Barcelona la kulantay Slavia Prague tartanka champions League ayaa ahaa kulankii lugta hore ee todobaadkii hore dhacay waxana ay ku badisay 2/1.

Dhamaan tartamada yurub oo dhan kulankan ayaa noqon doona kulankii 7-aad ee ay ciyaarto kooxda Slavia Prague waxana ay ku fashilmeen in ay wax guul ah gaadhaan 6-dii kulan ee hore iyaga oo bar-baro galay 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen Spain.

Barcelona ayaa laga badiyay kaliya hal kulan oo ka mid ah 55-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Champions League ku ciyaarto garoonkeeda waxana ay haatan guuldaro la,aan tahay 33 kulan oo xidhiidh ah waana rikoodhka ugu dheer ee taariikhda tartanka.

Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa gool dhaliyay ama caawiye ka noqday mid kale 13-kii sano ee ugu dambeeyay ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo markii ugu dambaysay ee uu ku fashilmay ahayd October 2012.

Tags: ,

Readers Comments (0)












WARARKII UGU DANBEEYAY

DAAWO QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ogaaday iyo wadamo aan Mareykanka Aheyn oo ku Lug lahaay.

January 11, 2020
QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ...

DEG DEG: Mareykanka oo si Lama filaan ah Xabad Joojin iyo Nabad uga Codsaday Dadweynaha IRAN iyo Dowladooda (VIDEO)

January 11, 2020
Madaxweynaha mareykanka ayaa waxa uu madaxda caalamka kala ...

DEG DEG: VIDEO MUUJINAYA QAABKI AY U BURBURTAY DIYAARADDII UKARINE EE KU QARAXDAY IRAN

January 11, 2020
Muiqaalkaan ayaa muijinaya dhicitaanki diyaaradii ukarine ee ku ...

Manchester United vs Norwich city The Red Devils could record a bad record if they lose to Norwich.

January 11, 2020
Manchester United host Norwich City in a crucial ...

DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo Laga Keenay Falcilin looga soo Horjeedo (VIDEO)

January 11, 2020
DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo ...

DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN AY WEERARI DOONTO SEDAX WADDAN YAA KA MID AH WADAMADAAS?

January 9, 2020
DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN ...

US increases scrutiny of travelers and cargo amid Iran tension

January 9, 2020
Washington (CNN)The US government has increased scrutiny of ...

Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied about IRAN

January 8, 2020
Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied ...

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

January 7, 2020
Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ...

Iran oo jabsatay website-ka rasmiga ah ee Maraykanka

January 7, 2020
Koox ka soo jeedda dalka Iiraan ayaa qiratay ...

Maraykanka oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ee saldhigga xeebta Lamu ee Kenya

January 6, 2020
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar saaka lagu ...

Trump says U.S. would hit 52 Iranian destinations if American targets assaulted

January 5, 2020
Washington: President Donald Trump said on Saturday the ...

BREAKING NEWS: IRAN Promised That they will soon Get Revenge of Qasiem Soleimani Killing

January 5, 2020
The government of iran promised that they will ...

AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo 2 caruur ah ka Dhalay Gabadh Koofur Afrikan ah

January 5, 2020
AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo ...

MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN LA GARANEYN SUBXAANNALLAH (VIDEO)

January 1, 2020
MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN ...

Maamulka Jubbaland oo shaaciyay ku dhawaad 4 kun oo dhalin yaro ah oo ay Maalgeliyeen waxna bareen VIDEO

December 31, 2019
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo wasaaradda dhalinyarada Jubbaland ...

DAAWO AL Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka dib Markii Walaalkiis oo calaacalaaya uu Raali gelin bixiyay

December 31, 2019
Al Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka ...

DAAWO: Madaxweyne Axmad Madoobe ayaa waxa uu si aan laga fileyn uga hadlay Qaraxii ka dhacay Ex kontarool ee afgooye

December 29, 2019
Axmad madoobe oo ah Ninka Hogaanka sida Qasabka ...

Car Bombing in Afgooye Town Near Somali Capital of Mogadishu Killed Nearly 80 people and Wounded More than 100 Hundered

December 29, 2019
In any event 78 individuals have been killed ...

Qoys soomaali ah oo Gaari ay ku safrayeen dab ku qabsaday wadada dhexdeeda VIDEO

November 10, 2019
Qoys soomaali ah oo Gaari ay ku safrayeen ...
%d bloggers like this: