Tuesday, February 25th, 2020

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

Published on January 7, 2020 by   ·   No Comments

Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ayaa agabyo ka kooban bacaha roobka, maro kaneecooyin iyo jawaano loogu tala galay in la isaga mooso daadadka roobka waxay gaarsiiyeen dadka barakacayaasha iyo danyarta ah ee ku nool deegaanada Buulaguduud, Yoontooy, Qaamqaam iyo Goobweyn, deegaanadaan waxaa saameeyey fathaadaha uu bilihii lasoo dhaafay sameeyey wabiga Jubba.

Maamulada Tuulooyinka Yoontooy iyo Qaamqaam kadib markii ay la wareegeen agabyada waxay ka mahadceliyeen adeegyada lasoo gaarsiiyey, waxayna sheegeen in lagu soo beegay xilli aad loogu baahi qabay.

Agaasimaha arrimaha bulshada ee gobolka Jubada hoose ayaa maamulada deeganada waqooyi ee degmada Kismaayo faray in adeegyada lasoo gaarsiiyey ay uga faa’iideeyaan dadka jilicsan ee sida weyn ugu baahan.

Guddoomiyaha maamulka degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf iyo masuuliyiintii la socotay ayaa sidoo kale waxay xarigga ka jareen xafiiska bulshada ee deegaanka Qaamqaam.

Guddoomiyaha maamulka degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf Timo Jilic ayaa xarig jarka kadib waxa uu maamulka iyo bulshada deegaanka Qaamqaam ku amaanay sida ay u ilaaliyeen dhirka iyo bay’ada deegaanka, wuxuuna faray adeegyada ay soo gaarsiiyeen deegaanka in lagu wareejiyey dadka danyarta ah iyo barakacayaasha.

Boqolaal qoys oo isugu jira danyar iyo barakacayaal tabaaleysan ayaa ku nool deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo, inta badan deeqaha la gaarsiiyo dadkaan maaha kuwa kaafiya baahiyahooda, maadaama ay aad u badan tiradooda.

Tags:

Readers Comments (0)












WARARKII UGU DANBEEYAY

HOW TO INCREASE YOUTUBE SUBSCRIBERS AND VIEWS IN MINUTES GUARANTEED

January 19, 2020
HOW TO INCREASE YOUTUBE SUBSCRIBERS AND VIEWS ...

Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo badanayaan Hablaha dhakhaatiirta ah

January 18, 2020
Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo ...

DAAWO QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ogaaday iyo wadamo aan Mareykanka Aheyn oo ku Lug lahaay.

January 11, 2020
QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ...

DEG DEG: Mareykanka oo si Lama filaan ah Xabad Joojin iyo Nabad uga Codsaday Dadweynaha IRAN iyo Dowladooda (VIDEO)

January 11, 2020
Madaxweynaha mareykanka ayaa waxa uu madaxda caalamka kala ...

DEG DEG: VIDEO MUUJINAYA QAABKI AY U BURBURTAY DIYAARADDII UKARINE EE KU QARAXDAY IRAN

January 11, 2020
Muiqaalkaan ayaa muijinaya dhicitaanki diyaaradii ukarine ee ku ...

Manchester United vs Norwich city The Red Devils could record a bad record if they lose to Norwich.

January 11, 2020
Manchester United host Norwich City in a crucial ...

DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo Laga Keenay Falcilin looga soo Horjeedo (VIDEO)

January 11, 2020
DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo ...

DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN AY WEERARI DOONTO SEDAX WADDAN YAA KA MID AH WADAMADAAS?

January 9, 2020
DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN ...

US increases scrutiny of travelers and cargo amid Iran tension

January 9, 2020
Washington (CNN)The US government has increased scrutiny of ...

Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied about IRAN

January 8, 2020
Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied ...

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

January 7, 2020
Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ...

Iran oo jabsatay website-ka rasmiga ah ee Maraykanka

January 7, 2020
Koox ka soo jeedda dalka Iiraan ayaa qiratay ...

Maraykanka oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ee saldhigga xeebta Lamu ee Kenya

January 6, 2020
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar saaka lagu ...

Trump says U.S. would hit 52 Iranian destinations if American targets assaulted

January 5, 2020
Washington: President Donald Trump said on Saturday the ...

BREAKING NEWS: IRAN Promised That they will soon Get Revenge of Qasiem Soleimani Killing

January 5, 2020
The government of iran promised that they will ...

AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo 2 caruur ah ka Dhalay Gabadh Koofur Afrikan ah

January 5, 2020
AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo ...

MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN LA GARANEYN SUBXAANNALLAH (VIDEO)

January 1, 2020
MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN ...

Maamulka Jubbaland oo shaaciyay ku dhawaad 4 kun oo dhalin yaro ah oo ay Maalgeliyeen waxna bareen VIDEO

December 31, 2019
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo wasaaradda dhalinyarada Jubbaland ...

DAAWO AL Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka dib Markii Walaalkiis oo calaacalaaya uu Raali gelin bixiyay

December 31, 2019
Al Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka ...

DAAWO: Madaxweyne Axmad Madoobe ayaa waxa uu si aan laga fileyn uga hadlay Qaraxii ka dhacay Ex kontarool ee afgooye

December 29, 2019
Axmad madoobe oo ah Ninka Hogaanka sida Qasabka ...
%d bloggers like this: