Friday, January 17th, 2020

XOG CULUS: AXMED Madoobe iyo Jifaddiisa Hoose oo Shir Ku Qabsaday Magaalada Kismaayo.

Published on November 3, 2019 by   ·   No Comments

Shirka waxaa lagu falanqeyey Arrimaha Siyaasadda Jubbaland iyo Wixii Qabsoomay iyo wixii qabyo ah todobaddii Sano ee Axmed Madoobe aan garab istaagnayn .. Reer Warfaaga meesha fadhiyey Waxay ahayeen Reer cilmi iyo Kuwa laqaaran ah. Axmed.Madoobe ayaa Odoyaashii oo u bilaabay hadalka wuxuuna yiri.

Cadaw badan ayaa nagu hareersan ee ugu horeeyaan MUQAABUL.IYO COWLYAHAN. IYO DUQBILOW Saxafadiisa iyo REER CAAMIR .IYO CABDALLA. IYO QALAFGUUL IYO WELIBA KUWA LABAXAY BAAHA XASAN DHEERE. Dhamaantood Waxay tageersan yihiin Mareexaan iyo dawlad Ku sheega Farmaajo..

Waxaa kaloo uu intaas Ku daray in Haddii uu dagaal Dhaco aysan Jirin Ha Qabiil oo na bixinaayo. Anaguna waan ka diyaargarobnay oo Baaburtii iyo Hubkii waxaan u dirsanay Afmadow iyo Dhoobley. Sidaasi waxaa Yiri axmed madoobe

Hadalkisa isagoo sii wada ayaa wuxuu yiri

Walayaal.Beeshayda aan Jeclahay mid xasuusnada Kuumade waxaa inala jira waa Jiidwaaq Absame badinkisa Bartire oo Naceyb Ogadeen iyo Kala qeybintiisa Qeyb ka ah oo dhib igu haya

Waxaa Kaloo nala jira Majerteen Harti oo ayaguna Hubka aan ka dhignay Kol hore oo waxba inooma qaban karaan Haddii Dagaal Naqabsado. ..Haddii aan Hubka wax kasiiyo lama Aamini Karo .

Beelaha Kale ee Hawiye sida Sheekhaal Cowrmale Gaaljecel.Iyo Dir Waan Ognahay hadba Kooxdii Awood leh ayey Racaan. qarashkoodana Looma Dulqadan Karo ayuu hadalkiisii Ku so gabogabeeyey.

Akhristow Waxaad ka dareemi Kartaa Lataliyaasha iyo Jifadda hoosaadka Axmed Madoobe in ay quus taagan yihiin. Ayna U dhaxeeyaan Cadow Alshabab iyo Beelihii walaalahood ahaa oo Kuligood ka aamini baxeen Madaama ay Gabood falooyin badan iyo Sadbuursi iyo Kibir Ku maamulayeen 7 dii sano ee ugu dambeysay. .

Kala socda wixii Aqbaar ah Halkan Kismaayo iyo Xaaladda Jubbaland

Waxaa Qortay Deeqo Nur

Tags:

Readers Comments (0)












WARARKII UGU DANBEEYAY

DAAWO QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ogaaday iyo wadamo aan Mareykanka Aheyn oo ku Lug lahaay.

January 11, 2020
QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ...

DEG DEG: Mareykanka oo si Lama filaan ah Xabad Joojin iyo Nabad uga Codsaday Dadweynaha IRAN iyo Dowladooda (VIDEO)

January 11, 2020
Madaxweynaha mareykanka ayaa waxa uu madaxda caalamka kala ...

DEG DEG: VIDEO MUUJINAYA QAABKI AY U BURBURTAY DIYAARADDII UKARINE EE KU QARAXDAY IRAN

January 11, 2020
Muiqaalkaan ayaa muijinaya dhicitaanki diyaaradii ukarine ee ku ...

Manchester United vs Norwich city The Red Devils could record a bad record if they lose to Norwich.

January 11, 2020
Manchester United host Norwich City in a crucial ...

DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo Laga Keenay Falcilin looga soo Horjeedo (VIDEO)

January 11, 2020
DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo ...

DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN AY WEERARI DOONTO SEDAX WADDAN YAA KA MID AH WADAMADAAS?

January 9, 2020
DEG DEG: IRAN OO DHAAR KU MARTAY IN ...

US increases scrutiny of travelers and cargo amid Iran tension

January 9, 2020
Washington (CNN)The US government has increased scrutiny of ...

Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied about IRAN

January 8, 2020
Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied ...

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

January 7, 2020
Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ...

Iran oo jabsatay website-ka rasmiga ah ee Maraykanka

January 7, 2020
Koox ka soo jeedda dalka Iiraan ayaa qiratay ...

Maraykanka oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ee saldhigga xeebta Lamu ee Kenya

January 6, 2020
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar saaka lagu ...

Trump says U.S. would hit 52 Iranian destinations if American targets assaulted

January 5, 2020
Washington: President Donald Trump said on Saturday the ...

BREAKING NEWS: IRAN Promised That they will soon Get Revenge of Qasiem Soleimani Killing

January 5, 2020
The government of iran promised that they will ...

AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo 2 caruur ah ka Dhalay Gabadh Koofur Afrikan ah

January 5, 2020
AROOSKI QARNIGA EE 2020-GA: Will soomaali ah oo ...

MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN LA GARANEYN SUBXAANNALLAH (VIDEO)

January 1, 2020
MUCJISO: NAAG SOOMAALI AH OO DHASHAY XAYAWAAN AAN ...

Maamulka Jubbaland oo shaaciyay ku dhawaad 4 kun oo dhalin yaro ah oo ay Maalgeliyeen waxna bareen VIDEO

December 31, 2019
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo wasaaradda dhalinyarada Jubbaland ...

DAAWO AL Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka dib Markii Walaalkiis oo calaacalaaya uu Raali gelin bixiyay

December 31, 2019
Al Fannaan BK Walaalkiis oo afka Furtay Ka ...

DAAWO: Madaxweyne Axmad Madoobe ayaa waxa uu si aan laga fileyn uga hadlay Qaraxii ka dhacay Ex kontarool ee afgooye

December 29, 2019
Axmad madoobe oo ah Ninka Hogaanka sida Qasabka ...

Car Bombing in Afgooye Town Near Somali Capital of Mogadishu Killed Nearly 80 people and Wounded More than 100 Hundered

December 29, 2019
In any event 78 individuals have been killed ...

Qoys soomaali ah oo Gaari ay ku safrayeen dab ku qabsaday wadada dhexdeeda VIDEO

November 10, 2019
Qoys soomaali ah oo Gaari ay ku safrayeen ...
%d bloggers like this: